JANO Ama NAAR
Sheeko Kudhamaanaysa Janada ama naarta'
المطلوب : اقرا وتخيل
Waxala rabo waa: akhriso oo filo
صمت رهيب وهدوء
Aamusnaan. iyo Cabsi. iyo Daganaansho
Cajiib halkaas ma ahaعجيب ليس هناكسوى موتى وقبور
Aan ka ahayn dhimasho iyo qubuuR
انتهى الزمان وفات الاوان
meel Wu dhamaaday Samankii wakhtigina wu gurmay
صيحة عالية رهيبة تشق الصمت
qaylo dheer oo cabsi leh aya jexaysa amusnaanta
يدوي صوتها في الفضاء توقظ الموتى
Qayladaas waxay soo kicinaysa Meydka dhintay
تبعثر القبور
Qabriga waxa kujira wu so baxayaa
تنشق الارض
Dhulku wu dil dilaacayaa
يخرج منها البشر
dadkaas kujira dhulka dhexdiisa wuu soo baxaya
حفاة عراة
dadkaas oo Qaawan oo caga cad cad
عليهم غبار قبورهم
Waxa kamuuqda dadkaas
كلهم يسرعون يلبون
Dadkaas way dag dagayaan
النداء فاليوم هو يوم القيامة لا كلام
Waxay ku dag dagayaana waa qayladaas loo yeerayo maantase waa waa malin qiyaame' ma ahan maalin kale
ينظر الناس
Dadku waxay fiirinayaan
حولهم في ذهول
Agtooda waxa ah ayay la yaaban yihiin
هل هذه الارض التي عشنا عليها ؟؟؟
Tani ma dhulkii aan kunoolaan jirnaybaa sidaas noqday dilaacay?
الجبال دكت
Buuruhu way bur buri
الانهار جفت
Wabiyada way qalalayaan
البحار اشتعلت الارض غير الارض
baduhu way isku furmayaan oo qarxayaan
السماء غير السماء
Samaduna samadii aan naqaanay ma ahan
لا مفر من تلبية النداء
Meel looga cararo maleh dhibkan iyo qayladan
وقعت الواقعة !!!!
Waxaa dhacday tii dhacaysay
الكل يصمت الكل مشغول بنفسه لا يفكر الا في مصيبته
Kuli dadku way amusayaan Mashquul bu qof kasta naftiisa ku yahay wuxuu ka fakiraya musiibada haysata malintaaas
الان اكتمل العدد من الانس والجن والشياطين والوحوش
Waxaa soo dhameestirmaya Tirada insaanka waxa alle aburay iyo tirada jiniga iyo shayaadiinta iyo wixii xayawaan oodhan meel bay isugu iman
الكل واقفون في ارض واحدة
Makhluuqaaas oodhan waxay istagayaan hal dhul oo kaliya
فجأة .....
Kadis cajiib bal fiiri?